crypto ayaa kuu sahli karto inaad garto riyadaada Bilaw maanta waqti ma sugayo! Baro oo Maalgasho isla biri!

Billow safarkaaga crypto maanta oo hel fursado aan la soo koobi karin

 

Our Courses

Full Crypto Course

Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Full Crypto Course waxaad ku baran doontaa siyaabaha kala duwan ee looga shaqeysto suuqa Investment iyo Trading. Marka 1aad wax baran doontaa Basic of crypto ka dib dib advanved of Crypto

Trading Course

Trading Course waa Qeybta aad ku baraneysi sida faa’ido maalinle ah looga sameeyo suuqa waxaad baran Doontaa Technical Analysis adigoo awoodi doono inaad Trade gareyso suuqa. Fg: Waad nala Trade-gareyn Suuqa inta aad Barashada ku jirto

Basic & Advanced Course

waa Course aad ku baraneyso Fahamka Aas-Aaska iyo Dhexdhexaadka Suuqa Waxaad ku baran doontaa wax walbo oo la xariiro maalgashiga iyo Basic suuqa waxaana loogu talo galay Course-kaan Qofka dhexdhexaadka ah iyo qofka billowga ah

Full Crypto Course

$ 120

Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Full Crypto Course waxaad ku baran doontaa siyaabaha kala duwan ee looga shaqeysto suuqa Investment iyo Trading. Marka 1aad wax baran doontaa Basic of crypto ka dib dib advanved of Crypto

Trading Course

$ 70

Trading Course waa Qeybta aad ku baraneysi sida faa’ido maalinle ah looga sameeyo suuqa waxaad baran Doontaa Technical Analysis adigoo awoodi doono inaad Trade gareyso suuqa. Fg: Waad nala Trade-gareyn Suuqa inta aad Barashada ku jirto

Basic & Advanced Course

$ 30

waa Course aad ku baraneyso Fahamka Aas-Aaska iyo Dhexdhexaadka Suuqa Waxaad ku baran doontaa wax walbo oo la xariiro maalgashiga iyo Basic suuqa waxaana loogu talo galay Course-kaan Qofka dhexdhexaadka ah iyo qofka billowga ah Ugu dambeyn waxa aad noqan doontaa qof ka shaqeysan karo suuqa fahansanna sida maalgashi guuleysta loogu Sameeyo suuqa Crypto.

Day Trading

$ 35

Aniga iyo adiga ayaa Trades wada qaadaneyno oo suuqa si maalinle uga shaqeysaneyno. Waxaa jiro Group aan kuwdaa Trade gareyno Aniga & Ardaydeyda Kaas ayaadna ku biireysaa. Waxaad heli doontaa Course-ka Basic & Advanced si free ah haddii aadan Horay ubaran suuqa markii aad Ku biirto Day Trading Group.

Connect with Us

Mexc Exchange Icon

Mexc Exchange

Halkaan Ka Furo account-kaaga maanta oo ka faa’iidayso fursadaha ugu fiican ee Crypto Trading! 🔹 In ka badan 10,000 pairs 🔹 Interface fudud & ammaan ah 🔹 Fursado badan oo Trading & Investment ah.

Open Account OR WATCH THIS VIDEO
Telegram Icon

Join Our Telegram

Kusoo Biir Telegram ay ku jiraan in ka badan 10,000 Traders Si aad u hesho xogaha Suuqa..

Join Our Group
Twitter Icon

market analysis

kala soco Falanqeynata Suuqa asbuuclaha ah & Coins_ka Fursadaha leh kala soco YouTube .

YouTube
stu

What students said!?

Ustaad wax badan ayaan kaa faa'iday maalinkii aan course_ka iibsaday waxaan ku jiray qasaaro $100 iyo dheeraad, maanta Alhamdulliah

Abdullahi Ahmed

Mash-allah waa la qadeeyey galabta ustaadka Salaam ayaan u saaray aniga.

Maxamed Cabdi

$400 ayaan ka faa'iday Trade_kii xalay + dhafar Mahadsanid ustaad maxamed Cabdikarin

Bahja Cali

Mahadsanid ustaad mar walbo waa kaaga mahad-celinayaa Si aad noogu dadaaleysid

Farxiya Xassan