About Me


Know More About Me From The Beginning.
Maxamed Cabdikarin waa Content Creator waxaan bulshada soomaaliyeed usoo gudbiyaa fursadaha ganacsi ee suuqa Crypto currency. Waxaan dhalinayarada soomaaliyeed ka caawiyaa sida ugu fudud ee ay uga shaqeysan karaa suuqaan Crypto Currency.
Waxaan sabab u ahay in dhalinayro badan ay suuqaan ka shaqeystaan anigoo baray aqoonta suuqaan. Waxaan sii wadi doonaa caawinta bulshada ee ku aadan sidii lacag uga sameyn lahaayeen suuqaan ilaa aan ka helo dad ibali karo.
Waxaan fariin udirayaa dhammaan dhalinayarada isbadal doonka ah inay kusoo biiraan suuqaan xilli hore aniga ayaa garabkiinna ah ilaa inta aad
socotaan. Mahadsaniidiin dhammaaan dhalinayaro.
Our Servies
Full Crypto Course
Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Full Crypto Course waxaad ku baran doontaa siyaabaha kala duwan ee looga shaqeysto suuqa Investment iyo Trading. Marka 1aad wax baran doontaa Basic of crypto ka dib dib advanved of Crypto
Trading Course
Trading Course waa Qeybta aad ku baraneysi sida faa’ido maalinle ah looga sameeyo suuqa waxaad baran Doontaa Technical Analysis adigoo awoodi doono inaad Trade gareyso suuqa. Fg: Waad nala Trade-gareyn Suuqa inta aad Barashada ku jirto
Basic & Advanced Course
waa Course aad ku baraneyso Fahamka Aas-Aaska iyo Dhexdhexaadka Suuqa Waxaad ku baran doontaa wax walbo oo la xariiro maalgashiga iyo Basic suuqa waxaana loogu talo galay Course-kaan Qofka dhexdhexaadka ah iyo qofka billowga ah Ugu dambeyn waxa aad noqan doontaa qof ka shaqeysan karo suuqa fahansanna sida maalgashi guuleysta loogu Sameeyo suuqa Crypto.
Day Trading
Aniga iyo adiga ayaa Trades wada qaadaneyno oo suuqa si maalinle uga shaqeysaneyno. Waxaa jiro Group aan kuwdaa Trade gareyno Aniga & Ardaydeyda Kaas ayaadna ku biireysaa. Waxaad heli doontaa Course-ka Basic & Advanced si free ah haddii aadan Horay ubaran suuqa markii aad Ku biirto Day Trading Group.
VIP Packages
All in one
- All Courses( Basic, Advanced & Trading)
- Daily Trading
- Swing Trading
- Portfolio management
Swing Trading
- Swing Trades
- Coins-ka dhaqaaqayo
- Trading Course(free)
- Short Term invesment
Day Trading
- Daily Trade signals
- Basic & Advaced Course (Free)
- Caawinaad Haddii cillad ku qabsato
WHY CHOOSE US?
Day Trading
waxaan sameynaa Daily Trading aad qeyb ka noqan karo si aad noola Trade gareyso
Full Crypto Courses
Waxaan bixinaa Casharro Crypto ah billow ilaa dhammaan Technical & fundamental.
24/H Support.
Marka aad nagu soo biirto waxaad geli doontaa caawinaad dhinac kasta ah xilli kasta.
Have a Question?
FAQ
We are here to help you 7 days a week and respond within 24 hours. Plus, you can find most answers to your questions right on this page.
Haa waad ku baran kartaaa. Haddi aad heli Karto Computer,Tablet/Ipad waa kasii fiican tahay.
Haa umaa baahnid luuqad kale.
Haddii aad su’aal dheerad ah qabto waad nala soo xariiri kartaa si toos baan ku cawineyna.
Maya
Our Motto
Fursadda Maanta
“Fursaduhu waxay ku jiran gacantaada – crypto ayaa kuu sahli karto inaad gaarto riyadaada. Bilow maanta, waqti ma sugayo!”
Eng Maxamed
Milyaneer Da’yar
“Maanta waa fursaddaada – adigoo adeegsanaya crypto, waxaad gaari kartaa meel sare. Bilow safarkaaga oo noqdo milayaneer da’yar!”