Day Trading

Day Trading

$ 35

Aniga iyo adiga ayaa Trades wada qaadaneyno oo suuqa si maalinle uga shaqeysaneyno. Waxaa jiro Group aan kuwdaa Trade gareyno Aniga & Ardaydeyda Kaas ayaadna ku biireysaa. Waxaad heli doontaa Course-ka Basic & Advanced si free ah haddii aadan Horay ubaran suuqa markii aad Ku biirto Day Trading Group.