
Know More About Me From The Beginning.
Waxaan dhalinayarada soomaaliyeed ka caawiyaa sida ugu fudud ee ay uga shaqeysan karaa suuqaan Crypto Currency. Waxaan sabab u ahay in dhalinayro badan ay suuqaan ka shaqeystaan anigoo baray aqoonta suuqaan.
Waxaan sii wadi doonaa caawinta bulshada ee ku aadan sidii lacag uga sameyn lahaayeen suuqaan ilaa aan ka helo dad ibali karo.
WHY CHOOSE US?


Day Trading
waxaan sameynaa Daily Trading aad qeyb ka noqan karo si aad noola Trade gareyso
Full Crypto Courses
Waxaan bixinaa Casharro Crypto ah billow ilaa dhammaan Technical & fundamental.
24/H Support.
Marka aad nagu soo biirto waxaad geli doontaa caawinaad dhinac kasta ah xilli kasta.

Our Services
Full Crypto Course
Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Full Crypto Course waxaad ku baran doontaa siyaabaha kala duwan ee looga shaqeysto suuqa Investment iyo Trading. Marka 1aad wax baran doontaa Basic of crypto ka dib dib advanved of Crypto
Trading Course
Trading Course waa Qeybta aad ku baraneysi sida faa’ido maalinle ah looga sameeyo suuqa waxaad baran Doontaa Technical Analysis adigoo awoodi doono inaad Trade gareyso suuqa. Fg: Waad nala Trade-gareyn Suuqa inta aad Barashada ku jirto
Basic & Advanced Course
waa Course aad ku baraneyso Fahamka Aas-Aaska iyo Dhexdhexaadka Suuqa Waxaad ku baran doontaa wax walbo oo la xariiro maalgashiga iyo Basic suuqa waxaana loogu talo galay Course-kaan Qofka dhexdhexaadka ah iyo qofka billowga ah Ugu dambeyn waxa aad noqan doontaa qof ka shaqeysan karo suuqa fahansanna sida maalgashi guuleysta loogu Sameeyo suuqa Crypto.
Day Trading
Aniga iyo adiga ayaa Trades wada qaadaneyno oo suuqa si maalinle uga shaqeysaneyno. Waxaa jiro Group aan kuwdaa Trade gareyno Aniga & Ardaydeyda Kaas ayaadna ku biireysaa. Waxaad heli doontaa Course-ka Basic & Advanced si free ah haddii aadan Horay ubaran suuqa markii aad Ku biirto Day Trading Group.
JOIN OUR COMMUNITY

Mexc Exchange
- Passport Shardi maaha
- Lacag waad dhigan kartaa
- Maalgashi & Trade
- Lacag waad la bixi kartaa
Join Our Telegram
Fursadaha & Wararka suuqa waxaan kugula wadaagayaa Telegram-ka fadlan ka mid noqo

Market News
Xogaha ugu muhiimsan ee suuqa crypto iyo wararka deg-degga ah kala soco Barteyda X (Twitter)
OUR LATEST POSTS
Craps United Kingdom Rules How To Play
Craps United Kingdom Rules How To Play The second type...
Read More10bet Japan Casino No Deposit Bonus 100 Free Spins
10bet Japan Casino No Deposit Bonus 100 Free Spins For...
Read MoreCasino Epoca Canada
Casino Epoca Canada Many new players get burned because they...
Read MoreClub Casino No Deposit Bonus 100 Free Spins
Club Casino No Deposit Bonus 100 Free Spins The following...
Read MoreOnline Bingo Player Australia
Online Bingo Player Australia Online bingo player australia the game...
Read MoreAce Blackjack New Zealand
Ace Blackjack New Zealand Ace blackjack new zealand the scattered...
Read MoreWhich Casino Is Best In United Kingdom
Which Casino Is Best In United Kingdom All casino welcome...
Read MoreAustralia No Deposit Online Casino Bonuses
Australia No Deposit Online Casino Bonuses With a high RTP...
Read MoreLive Roulette Canada Online For Us Players
Live Roulette Canada Online For Us Players You will be...
Read MoreLive Dealer Casino New Zealand
Live Dealer Casino New Zealand You can win up to...
Read MoreUsa Casinos For Uk Players
Usa Casinos For Uk Players Do not download or install...
Read MoreGambling And Online Gambling
Gambling And Online Gambling For new online casinos, the following...
Read MoreHave a Question?
FAQ
We are here to help you 7 days a week and respond within 24 hours. Plus, you can find most answers to your questions right on this page.
Haa waad ku baran kartaaa. Haddi aad heli Karto Computer,Tablet/Ipad waa kasii fiican tahay.
Haa umaa baahnid luuqad kale.
Haddii aad su’aal dheerad ah qabto waad nala soo xariiri kartaa si toos baan ku cawineyna.
Maya
Our Motto
Fursadda Maanta
“Waad ka mid noqon kartaa kuwa guuleysta maanta, ha sugin berri billow safarkaaga crypto maanta oo hel fursado aan la soo koobi karin.”
Eng Maxamed
Milyaneer Da’yar
“Maanta waa fursaddaada – adigoo adeegsanaya crypto, waxaad gaari kartaa meel sare. Bilow safarkaaga oo noqdo milayaneer da’yar!”